Posts

Showing posts from June, 2018

Why Ethiopia and Somalia are jointly investing in four seaports on the Red Sea

Image
MOGADISHU, June 16 (Reuters) – Somalia and Ethiopia announced they were jointly investing in four seaports to attract foreign investment to their two countries, the latest move in a tussle for access to ports along one of the world’s most strategic waterways. After Somalia’s president Mohamed Abdullahi Farmaajo hosted Ethiopia’s prime minister Abiy Ahmed for a meeting at the presidential palace in Mogadishu, the two leaders issued a joint statement of pledges to cooperate on everything from the development of infrastructure including roads linking the two countries to expanding visa services to promote cultural exchanges. The statement did not elaborate on which ports the two countries would develop. The Horn of Africa’s Red Sea coastline extending north of Somalia through Djibouti and Eritrea toward the critical Suez Canal is already dotted with ports owned or run by countries locked in a regional struggle: the United Arab Emirates and its ally Saudi Arabia on one side, and ...

Kala Durugsanaa Labo, Waa Dareenka Sool iyo Damaaciga Siyaasiga.

Image
Tan iyo burburkii dawladii dhexe ee Somalida waxa guud ahaanba jaahwareer galay dhamaan amuurihii iyo hanaankii geeddi-socodka ummadda Somaaliyeed, xag dhaqaale, waxbarasho, Caafimaad, dhaqan, siyaadeed iyo diinba. Waxaa baaba,ay amnigii iyo wada nolaanshihii gudaha, waxa dhimatay xurmadii, karaamadii iyo sumacaddii dibedda.  Isku dayo badan ayaa lasameeyay laakiin wali luguma guulaysan kasoo kabasho sax ah, taasi waxay sababtay in somaalida loo aqoonsado qoom fashilmay oo aan awoodin dhisashada qarankooda. Warbixin kasta oo aduunku soo saarana Somalida waxay ku sheegtaa hogaanka inta gumawday. Inkastoo duruufaha Somaali ku gadaaman ay laqabaan hadana reer Sool waxa u dheer dalanbaabi siyaasadeed oo aan cidi la qabin. Waxa kala jiitay Putland iyo Somaliland, Gudahoodana SSC iyo Khaatumo ayay u kala fadhiyaan. Sool dhana uma fayooba!. Iswaydiintu waxa tahay yaa ka masuul ah dhibaatada reer Sool ay ladaalaadhacayaan? Si aynu helo jawaabta saxda ah qaran iyo qabiil aynu marba d...

Aqoon-yahankii Dunida Soomaray (Aristotle)

Xikmad-yahannadii u kacay Giriigga xilligii qaraamiga waxaa kamid ahaa Aristotle (384 - 322 ch). Isagu wuxuu ahaa ardaygii Plato iyo macallinkii Aleksandar-kii waynaa (The Great Alexander). Wuxuu kamid yahay caqli-maallada dunida soo maray kuwooda ugu waawaynaa. Kutubta badan ee uu qorey wuxuu kaga hadlay wixii aqoon ahaa oo xilligaas la garanayay. Aqoonta uu ka hadlay waxaa kamid ah aqoonta dabiicad-barad (Physics), meeta-fiisikada (Meta-physics), muusikada (Music), cod-karnimada (Rhetoric), luqadaha (Linguistics), siyaasadda (Politic), dhaqaalaha (Economics) dowladda (Government), anshaxa (Aesthetics), cilmiga nolosha (Biology) iyo cilmiga xoolaha (Zoology). Wuxuu ku dhashay degmada Stagira ee ku taal waqooyiga Giriirg. Ardaynimadiisii, aabihiis oo takhtar ahaa darteed ayuu wuxuu fursad u heley in uu barto qalliinka noolaleyda yar-yar ee caafimaadka lagu barto. Sanadkii 367 ch, wuxuu u socdaalay magaalada Athen si uu wax uga barto dugsigii Akadeemiya ee Plato uu fadhiyay. Ardeyni...